Hooyga afka, fanka iyo suugaanta Soomaaliyeed.
Ku soo dhawaada dhanbal dhigta minanka Saida VIP, minanka, minankiinna waaye, ha is martiyeeynina, gaxwo dhamma, buskud iyo xawlo cuna .............
Facebook aa baryahaan i feentoo gurigaan waa ka foofay, haddaanse usoo faraxashoo Facebook-gi aan soo yareeyey, intoow ila fogaanaan fagaarta ka soo geddiyay.